About
Ku soo dhawoow bulshadeenna Somali Editors Community!
Halkaan waxaad ka heli doontaa wax kasta oo la xiriira Video Editing, Adobe After Effects, Plugins, Presets, Effects, Transitions, iyo Tutorials. Waxaan idinla wadaageynaa casharro faahfaahsan oo ku saabsan sida loo isticmaalo After Effects, farsamooyinka editing-ka, iyo sida loo sameeyo edits Tayo sare leh oo professional ah.
Waxaad sidoo kale ka heli doontaa caawimaad ku saabsan rakibidda After Effects, plugins-ka, xalinta dhibaatooyinka, iyo talooyin kaa caawinaya inaad horumariso xirfadahaaga editing-ka.
Haddii aad tahay beginner doonaya inuu barto editing-ka ama editor khibrad leh oo doonaya inuu sare u qaado xirfaddiisa, waxaad joogtaa meesha saxda ah.
Learn β’ Create β’ Improve β’ Share
Ujeeddadeennu waa inaan halkaan ku dhisno bulsho ay editors-ku wax ku bartaan, khibrad ku wadaagaan, iskuna caawiyaan.

ππΎπΌπ°π»πΈ π΄π³πΈππΎππ
The #1 Somali Editing Community on Discord!